Dood Cilmiyeed: Shirkii Garowe

HORDHAC Dood-cilmiyeed ay martigelisay HIPAD ayaa maalinimadii 15 May lagu falanqeeyay shirkii dhowaan madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ugu soo gabagaboobay magaalada Garowe. Dood-cilmiyeedka waxaa ugu horayntii hadallo ka soo jeediyay Dr. Maxamed Ibraahim Cabdi “Maxamed Deeq” oo ah bare iyo cilmi-baare ku takhasusay cilmiga taariikhda, waxna ka dhiga Jaamacadda Ummadda iyo Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare iyo cilmi-barre ku takhasusay siyaasadda iyo amniga waxna ka dhiga Jaamacadda Muqdisho, kadibna waxa doodda ka qeyb qaatay, ka qeyb-galayagasha oo isugu jiray aqoonyahano, siyaasiyiin, diblomaasiyiin, iyo saxafiyiin. Qormadan waxa ay soo koobaysaa hadaladdii ay jeediyeen labada cilmi-baare, dooddii ka qeybgalayaasha, iyo jawaabihii laga bixiyay su’aalihii doodda ka dhashay.

download documents

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *