Qiimeyn Xaaladeed: Shaqaaqada Kismaayo iyo Saamaynta ay ku yeelan karto doorashada soo socota

Hordhac
Waxaa magaalada Kismayo ee xarunta ku meel-gaarka ah ee maamul-goboleedka Jubaland (JL)
isku rasaaseeyay maalinimadii Khamiista, 9 Abriil 2019, ciidamo ilaalo u ahaa afhayeenkii hore ee
Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax, iminkana ah musharax u tartamaya xilka madaxweynanimada
JL iyo ciidmo kamid ah kuwa maamul-goboleedka.

download documents

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *